U bood dhigaalka

Jadwalka Doorashada Oo Markale Dib Loo Dhigay

Sheeko:Amniga

Guddiga hirgelinta doorashooyinka ayaa soo saaray markale jadwal cusub oo lagu qabanayo doorashooyinka Golaha Shacabka.

Jadwalka ay guddiga soo saareen ayaa lagu sheegay in ay bilaabaneyso doorashada Golaha Shacabka 1 October, iyadoo inta ka sokeyso la dhameystiri doono doorashooyinka Aqalka sare ee dalka.

Doorashooyinka Aqalka sare ee dhiman ayaa jadwalka lagu cadeeyay in lagu soo gaba gabeeyo illa iyo 18-ka bishaan.

Hoos ka akhriso jadwalka doorashada ee cusub