U bood dhigaalka

Jadwalkii Doorashada Ee Heshiiskii Farmaajo iyo Maamul Goboleedyada oo Fashilmay

Sheeko:Amniga

Waxaa soo baxaya in gebi ahaanba aan lagu shaqeyn karin jadwal ay horay usoo saareen golaha wadatashiga qaran ee madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada oo shir ku yeeshay Muqdisho.

November 1, oo aheyd in la guda galo soo xulista, diyaarinta ergooyinka iyo goobaha cod bixinta ayaa waxaa muuqata in aan xilligeeda la joogin, iyada oo aan la fulin labo qodob oo ka horeeyey.

Waxaa horay u guuldareystay Magacaabista guddiga doorashada ee labada heer oo ahaa in la sameeyo 10-20-ka october 2020.

Waxaa kale oo fashil ku dhammaaday dhismaha iyo tababarka guddiyada oo ahaa 20-30 November 2020

Akhriso: Jadwalka: