U bood dhigaalka

James Swan iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Kismaayo

Sheeko:Amniga

Ergayga qaramada Midoobay u qaabil san ariamaha Soomaaliya James Swan iyo Wafdi ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta maamulka Jubbaland .

Swan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyay Madaxweeyne Ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland .

Wakiilka ayaa la filaya in uu saacadaha soo socda uu kulamo la qaato madaxweeynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe , kulankaas oo loga hadli doono Ajandaha shirka beri ka furmaya Dhuusa mareeb .

Socdaalka James Swan ayaa ku soo adaya xilli maamulka Jubbaland ay soo dhaweeyeen Shirka Dhuusa Mareeb.