Japan Oo Lacag Ku Bixineysa Korontada Kenya

Dalka Japan ayaa ilaa 1 billion yen ($9.78 million) ku bixisay si loo hormariyo dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada, gargaarkan waxaa uu gaari doonaa ilaa Korontada.

Dalka Japan waxaa uu raadinayaa maalgelinta arrimaha la xiriira Tamarta, 2011-dii waxaa dalkaas ka dhacay markii ay dhibaato soo gaartay Fukushima nuclear

“Japan waxaa ay ku taageeri doontaa dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada lacag dhan one billion yen,” sidaa waxaa sheegay Shinzo Abe oo ah ra’isulwasaaraha Japan.

Horay Kenya waxaa ay lacag deyn ah u siisay shirkadda  KenGen power, mashruucan oo lagu qiyaasay ilaa 46-billion-yen ($408-million).

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW