U bood dhigaalka

Jeneraal u Dhashay Dalka Kenya Oo Si Kumeel Gaar Ah Looga Dhigay Madaxa Ciidamada AMISOM

Sheeko:Dalka

????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????Sarkaal u dhashay wadanka Kenya oo lagu magacaabo Major General Jonathan Rono ayaa mas’uul ka noqonaya ciidamada 22,000 (Laba iyo Labaatan Kun) ah ee ka socda wadamada Midowga Afrikana kuwaa oo Soomaaliya ka wada Howlgalka AMISOM.

Major-General Jonathan Rono ayaa sii heyn doona xafiiska AMISOM inta qof kale laga soo magacaabi doono.

Major-General Jonathan Rono oo Kenyaan ah waxaa uu badalayaa General Silas Ntigurirwa kaas oo shalay la sagootigay kadib markii shaqadii ka dhamaatay.

Ciidamada AMISOM ayaa Soomaaliya ka howlgala, waxaana ay caawiyaan dowladda Federaalka ee Soomaaliya, iyaga oo dhowr dal ka kala socda.

Goobjoog News