U bood dhigaalka

Jubbaland: Guddiga Mas’uulka Ka Ah Doorashada Aqalka Oo La Diyaariyay

Sheeko:Amniga

Maamulka Jubbaland ayaa goordhaw magacabaay xubnaha guddiga doorashooyinka Jubbaland ee qabanaya doorashada Aqalka Sare.

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa magacabay guddigaan oo ka kooban 9 xubnood oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka dowlad gobaleedka Jubbaland.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga 

Goobjoog News