U bood dhigaalka

Jubbaland Oo Shaacisay Liiska Odayaasha Dhaqan iyo Bulshada Rayidka Ee Soo Xulaya Ergada Lix Kursi

Sheeko:Amniga
Guddiga doorashooyinka heer federal ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta shaaciyey odayaasha dhaqanka ee soo xulaya ergada doonaysa lix kursi oo ka mid noqonaya Baarlamaanka 11 ee golaha shacabka dowladda federalka ah ee Soomaaliya.
Doorashada lixdaan kursi ayaa lagu wadaa in ay ka dhacdo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulkaas 23 bisha Janaayo 2022-ka, waxaana lagu wadaa in guud ahaan doorashooyinka golaha shacabka lagu soo gabagabeeyo muddo 40 cisho ah oo ku eg 25 Feebaraayo 2022-ka.

Goobjoog News