U bood dhigaalka

Jubbaland Oo Shuruudo Ku Xirtay Xoolaha La Qallo Maalinta Ciidda.

Sheeko:Amniga

Maamulka jubbaland ayaa shuruudo ku xiray xoolaha laqalayo maalinta ciidda.

Wasaaradda Xanaanada iyo Xoolaha Jubbaland ayaa sheegtay in ay diyaarisay sheybaar lagu hubinayo caafimaadka xoolaha ka hor intaan la qalin.

Jubbaland ayaa sidoo kale waxa ay sheegtay in ay goobo lagu qalo xoolaha ay u diyaarisay.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Jubbaland.