U bood dhigaalka

Jubbaland Oo Soo Dhaweysay Go’ankii Roble Xilka Kaga Qaaday Fahad Yaasiin

Sheeko:Amniga

Maamul goboleedka jubalaand ayaa tageeray taallabadii rooble uu xilka kaga qaaday taliyihii NISA ee Fahad yaasiin.

Jubbaland ayaa sheegtay in go’aanka Rooble uu xilka kaga qaaday Fahad Yaasiin, ay ku qanacsan tahay Jubbaland.

“Jubaland waxay ku qanacsan tahay tallaabooyinka uu qaadey Ra’iisul Wasaaruhu ee kaga jawaabay codsiyadii isdaba jooga ahaa ee ka imanayay qoyska, qaraabada iyo shacab weynaha Soomaaliyeed ee lagu dalbanayey sidii ay cadaalad ku heli lahayed sarkaalad ikraan Tahliil” aya lagu yiri war saxaafadeed kaso baxay xafiiska madaxweynaha jublaand.

Hoos ka akhriso War saxaafadeedka Jubbaland