Wararka Dalka

K/waqooyi Oo Xireysa Xarunta Tijaabada Nukliyeerka

Sida laga soo xigta xafiiska madaxweynaha Kuuriyada Koofureed in dalka Kuuriyada Waqooyi uu xiri doono bisha Soo socot xarunta tijaabada Nukliyeerka.

Arrinkan ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xilli la shaaciyey in madaxweynaha Mareykanka  Donald Trump uu wadahadallo uu la qaadan doono todobaayada soo socda hoggaamiyaha dalkaasi.

Trump ayaa dhankiisa sheegay in kulanka uu la qaadan doono hoggaamiyahay Kuuriyada waqooyi uu yahay mid aad muuhimad u leh.

Xiritaanka xarunta tijaabada Nukliyeerka ee Kuuriyada waqooyi ayaa ku soo beegmaya xilli Jimcadii la soo dhaafay ay labada Kuuriya ay qaateen kulan isku soo dhowaasho ah.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close