Kalummaddii Golaha Shacabka Oo Maanta Dib u furmaya
Sheeko:Dalka

Waxaa maanta dib u furmaya kulammada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii dambe ku maqnaa fasaxa Ramadaanta iyo ciidda.
Ajendaha kulankoodan ugu horeeya ayaa la sheegayaa inuu noqonayo akhrinta 1-aad wax ka bedelka sharciga Iibka Qaranka.
Golaha shacabka iyo aqalka sare ayaa waxaa horyaallo sharciyo muhiim ah horumarka dalka iyo in dalka laga saaro kala-guurka, lana sameeyo dastuur sax ah.
Goobjoog News