U bood dhigaalka

Kaxda: Askari Gabar Dhaawacay iyo Dibad-baxyo Socda

Sheeko:Amniga

Wararka ka imaanaya degmada Kaxda ee gobolkan Banaadir ayaa sheegaya in goordhow uu halkaasi askari ku dhaawacay gabar deegaanka ah.

Askariga oo la sheegayo inuu ka tirsan yahay maamulka degmada ayaan la ogeyn sababta uu xabadda ula dhacay gabadha.

Dibad-baxyo ayaa socda oo ay dhigayaan dadka deegaanka kuwaas oo ka carooday dhaawaca uu askariga u geystay gabadha.

Goobjoog News