U bood dhigaalka

Kenya: In Ka Badan 5 Qof Oo Daadad Ku Dhimatay

Sheeko:Dalka

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay halka 11 kale la la’yahay kadib markii ay daadad ku qaadeen iyaga oo ka gudbayey buundo ku taallo webiga Kandisi ee gobolka gobolka Kiado.

Sida ay Daily Nation u sheegeen dad deegaanka ah, dad dhintay waxaa ay ka gudbayeen buundada ay daadadka qaadeen.

Kooxdan dhimatay waxaa kale oo la sheegayaa in ay ahaayeen shaqaalaha dhismaha jidka tareennada iyo haweeney, kuwaas oo doonayey inay ka gudbaan buundada kadibna biyaha la tageen.

Goobjoog News