U bood dhigaalka

Kenya: Ma Aqbalneyno Go’aanka ICJ

Sheeko:Amniga

Sida ay qortay The Star, Macharia Kamau oo ah xogheyaha joogtada ah ee wasaaradda Arrimaha dibadda wasiirka arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegay in maxkmadda ICJ aaney ikhtisaas u laheyn kiiska badda, Kenyana ay ka baxday ku qasbaanishaha go’aankeeda, sidaa darteedna aaney aqbali doonin xukunka ay ka gaari doonto kiiska badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya.

Macharia  waxaa uu maxkamadda ICJ ku sheegay mid hal dhinac ah oo aan qaadi karin dacwad noocaan ah

Xoghaye Macharia waxaa uu intaa ku daray in Soomaaliya ay isku dayeysay iney qaadato dhulka Keliya tan 1969-kii.

Goobjoog News