U bood dhigaalka

Kenya oo Heshay Ogolaashiyaha Afrika ee  Kurisga  Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey

Sheeko:Amniga

Codeyn goordhow dhacday, dalka Kenya ayaa ku soo baxay kursiga golaha ammaanka, waxaa ay ka adkaatay dalka Djibouti.

Codeyn ka dhacday Addis Ababa, Ethiopia, Kenya waxaa ay heshay codad gaaraya 37 halka Djibouti ay heshay 13 cod, waxaana si buuxda ay Kenya qaaradda Afrika ugu matali-doontaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey.

Wararkan, Kala Soco

Goobjoog News