Kenya: Soomaali Ka Faa’ideysan-doonta Talaalka Dabeesha

Waxaa magaalada Lamu, ee dalka Kenya laga bilaabay ololaha talaalka Dabeesha, waxaa ka faa’ideysan doona 21000 oo ay ku jiraan Soomaalida ku nool xadka labada dal.

“Waxaa talaalka gaarsiin-doonnaa dadka xadka nool, si looga hortago inuu cudurka soo gudbo” sidaasi waxaa sheegay mas’uul ka tirsan wasaaradda caafimaadka Kenya.

Lamu, waxaa ay ka mid tahay 11 goobood oo laga fulinayo ololahan tallaalka Dabeesha, waxaana la sheegayaa in arrintan looga gol leeyahay ka hotgan.

Soomaali badan oo u badan reer guuraa ayaa ku nool xadka Kenya iyo Soomaaliya, kuwaas oo ka faa’ideysan-doona tallaalkan ay waddo Kenya.

Goobjoog News

Related Articles

18 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW