Khasaaraha hordhaca ah ee ka dhashay Qarax xooggan oo goor dhoweyd ka dhacay  isgoyska  Sayidka ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay qasaare is kugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyey waxaa ku dhintay 4 qof, halka ay ku dhaawacmeen 5Â kale.
Warkan wixii ku soo kordha kala soco Goobjoog .com
Goobjoog News