Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka ka imaanaya Suuqa Siinaay ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in goor dhow uu halkaasi ka dhacay qarax khasaare geystay.

Gaari gacan la sheegay in lagu soo xirey Miino ayaa la dhigay goob ay canshuur ku qaadayeen ciidamada dowladda hoose ee Xamar.

Goob jooge ayaa xaqiijiyey in qaraxan ay ku dhaawacmeen Labo ka mid ah ciidamadan, iyo ruux shacab ah oo halkaasi marayey.

Goobta qaraxa uu ka dhacay waxaa gaaray ciidamo ka tirsan dowladda federaalka kuwaasi oo howlgallo wada.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW