Khasaare Ka Dhashay Qarax Lala Eegtay Maamulka Shabeellada Hoose

Wararka naga soo gaarayo gobalka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in goordhow qarax lagula eegtay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobalka Shabeellaha hoose xili ay ku sii jeejeen deegaanka Shalaanbood.

Qaraxa oo ahaa Miino wadada dhinaceda lagu aasay ayaa haleeshay kolonyo uu la socday guddoomiyaha gobalka Shabeellaha hoose Ibraahim Cali Adaan Najax, waxaana jira khasaare ka dhashay Qaraxa lala eegtay kolonyada.

inta la xaqiijirayay sedex askari ayaa geeriyootay tira kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo, kuwaas oo ka tirsanaa ciidamdii galbinayay guddoomiyaha gobalka, wararka ayaa intaasi ku daraya inuu dhaawac  soo gaaray guddoomiye ku-xigeenkii degmada Qoryool;eey ee gobalka Shabeellaha hoose.

 Goobjoog News

Related Articles

One Comment

  1. Wararka naga soo gaarayo gobalka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in goordhow qarax lagula eegtay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobalka Shabeellaha hoose xili ay ku sii jeejeen deegaanka Shalaanbood.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW