Kiiska Gurbiye: Siyaasiyiin, Hey’ado iyo Shakhsiyaad Soomaali iyo Ajnabi Leh oo Kahor yimid Dacwo Beenaadka Villa Somalia

Waxaa maanta maxkamadda gobolka Banaadir hortagay tifaftiraha guud ee Goobjoog Cabdicasis Axmed Gurbiye iyada oo lagu eedeeyey dacwo beenaad uu gadaal ka riixayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo si loo caburiyo saxaafadda iyo xuriyadda hadalka. Maxkamadda ayaa dib u dhigtay dacwadda iyada oo go’aan ka gaari doonta ishortaag ay codsadeen qareennada weriyaha. Haddaba, waxaa jira … Continue reading Kiiska Gurbiye: Siyaasiyiin, Hey’ado iyo Shakhsiyaad Soomaali iyo Ajnabi Leh oo Kahor yimid Dacwo Beenaadka Villa Somalia