U bood dhigaalka

Koofi Oo la Ceyriyay

Sheeko:Amniga

Wasiirka amniga xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Cabdulahi Maxamed Nuur aya xilka ka qaaday agaasimaha ha’adda Maxamed Aadan Koofi oo muddo dheer soo maamulaay ha’addan.

Kulan ay yeesheen Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa ay ku ansixiyeen agaasimaha cusub oo Hay’adda Socdaalka & linsiyadda oo loo magacaabay Cabdulqaadir Cilmi Cali waxaana uu badali doona Agaasimihii hore ee Hay’adda.

 

GOOBJOOG NEWS.