U bood dhigaalka

Koonfur Galbeed : Aadan Cabdinaasir Ooo Ku Guuleysatay Kursiga Seddaxaad ee Senotarada Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii Seddaxaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah :

1: Aadan Cabdinaasir Maxamed

2: Maxamed Aadan Xasan

Musharax Aadan Cabdinaris Maxamed ayaa ku soo baxdy doorashada isago oo helay codadkii la dhiibtay 80, halka Maxamed Aadan Xasan uu helay  6 cod.

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga Seddaxaad.