U bood dhigaalka

Koonfur Galbeed oo Laga Mamnuucay Shirarka Caadiga ah iyo Kuwa Xisbiyada

Sheeko:Amniga

Wasiirka Arimaha gudaha Iyo dowlaha hoose ee maamulka Koonfur galbeed Maxamed Abuukar ayaa sheegay in magaalada Baydhaba aan lagu qaban karin shirar siyaasadeed, midka Xisbiyada Dalka Ilaa Shurucda Xisbiyada Laga dhisayo, waxaa kale oo wasiirka sheegay in aan hoteelada qaban karin shirar aysan ogeyn Wasarada Arimaha Koonfur galbeed.

Wasirka Maxamed Abuukar Cabdi Waxaa kaloo sheegay Laba qof Shalay Loo soo Xeray Arimaha Shirarka kadib Markik Shalay Kulan odoyaal Baydhabo Isugu yimid Kaga hadleen hadalkii Madaxweyne Shriif raaligilinta kabixiyey kaga Hadlayeen Lagu xirey.

Goobjoog News