U bood dhigaalka

Koonfur Galbeed: Waxaa La Dhisay Golaha Wakiilada ee Qaban-doona Doorashada Aqalka Sare

Sheeko:Amniga
Guddoomiyaha baarlamaanka ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Cali Saciid Faqi ayaa goordhow magaacaabay xubnaha xildhibaanada golaha wakiilada ee qaban-doona Doorashada Aqalka Sare ee BF.
Koonfur galbeed ayaa noqonaya baarlamaankii 2-aad ee dowlad goboleedyada ah oo sidaasi sameeya kadib markii uu horay sidaa u sameeyey midka Jubbaland.
Akhriso: Qoraalka:
No photo description available.