Kooxd Kubbadda Cagta Elman Iyo Gacal Polyclinic Oo Kala Saxiixday Heshiis Dhanka Caafimaadka

Kooxda Kubbadda Cagta Elman ayaa heshiis iskaashi oo dhinaca caafimaadka la gashay Gacal Polyclinic  Center oo ka mid ah xarumaha caafimaadka ee Magaalada Muqdisho,waxaan heshiiska labada dhinac uu socon doonaa mudo labo sano ah,sida ay warbaahinta u sheegeyn madaxda labada dhinac. “Wada shaqaynta iminka inoo bilaawatay anaga iyo Gacal Polyclinic Center waxay la jaanqaadaysaa jihada … Continue reading Kooxd Kubbadda Cagta Elman Iyo Gacal Polyclinic Oo Kala Saxiixday Heshiis Dhanka Caafimaadka