Kooxda Elman Oo Heeshiis La Gaartay Moshan Apparel

Kooxda Kubbadda Cagta Elman Sports Club ayaa heshiis labo sano ah la gaartay shirkadda qalabka Sports-ka Moshan Apparel ee laga lee yahay Dalka Maraykanka,waxaana howshan ay qeyb ka tahay horomarka iyo da’daalka ay wadaan madaxda naadiga Elman. Guddoomiye Ku Xigeenka Kooxda Elman Cali Axmed Maxamuud (Sayid Cali Kuukaay) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in … Continue reading Kooxda Elman Oo Heeshiis La Gaartay Moshan Apparel