U bood dhigaalka

Kuraasta Aqalka Sare Somaliland Oo Saaka Markale Lagu Dooranayo Afisyooni

Sheeko:Amniga

Waxaa maanta markale magaalada Muqdisho lagu dooranaya qaar ka mid ah kuraasta Gobalada Waqooyi ay ku leeyihiin Aqalka Sare.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Somaliland ayaa shaaciyay in markale maanta oo khamiis ah Afisyooni lagu dooranayo 5 kursi oo ka dhineyd 11 kursi Aqalka sare Somaliland ay ku ledahay.

Shalay ayey aheyd markii Magaalada Muqdisho lagu doortay 6 ka mid ah 11 kursi ee Aqalka sare.

Hoos ka akhriso magacyada Musharixiinta Kuraasta Maanta La dooranayo