U bood dhigaalka

Kursi Ka Tirsan Golaha Shacabka Somaliland oo Lagu Doortay Muqdisho

Sheeko:Amniga
Waxaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kursi kale oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, kursiga oo tirsigiisu ahaa HOP#272 ayaa waxaa ku tartamay musharixiinta kala
1. Maxamuud Cabdiraxmaan Cumar
2. Khadra Axmed Ibraahim
3. Cabdiqani Maxamed Maxamuud
Mudane musharax xildhibaan ayaa helay 65 cod, Marwo 25 cod, halka musharax xildhibaan Cabdiqani Maxamed Maxamuud uu helay 7 cod.
Sidaa daraadeed natiijada Hordhaca ah waxa kusoo baxay mudane Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Cumar
Goobjoog News