U bood dhigaalka

Kursiga Yaasin Fareey Oo La Fasaxay

Sheeko:Amniga

Guddiga xalinta khilaafaadka arrimaha doorashooyinka ayaa 17 cisho kadib go’aan ka soo saaray dooraqshada kursiga HOP#67 oo muran badan ay hareysay doorashadiisa.

Kursigaan oo laga soo doortay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa waxaa ku soo baxay Yaasin Fareey oo ah sii hayaha Taliyaha nabad sugidda dalka.

Guddiga xalinta oo kadib doorashadiisa qabtay dacwad ka dhan ah hanaanka loo maray doorashada kursiga ayaa sheegay in Hanaanka loo maray doorashada kursigaas ay tahay mid sax ah.

Hoos ka akhriso go’aanka guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka