U bood dhigaalka

Lacag Imaaraadka Leeyahay Oo Lagu Qabtay Garoonka Aden Cadde

Sheeko:Dalka

Sarkaal ka tirsan waaxda socdaalka ayaa Goobjoog News u sheegay in dowladda ay la wareegtay lacag iyo diyaaraddii sitay.

Lacagtan oo aanu tiradeeda sheegin, waxaa sidday diyaarad laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, waxaana loo waday Puntland.

Waxaa socda wada hadal la xiriira arrinta lacagta, mana jirto hadal ka soo baxay dhanka Imaaraadka.

Goobjoog News