U bood dhigaalka

Leyla Axmed Oo Loo Doortay In Ay Kamid Noqoto Aqalka Sare

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada kursiga Shanaad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare.

Kursiga Shanaad ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Maxamed Maxamuud Cabdi iyo  leylo Axmed Ismaaciil.

Kursiga ayaa waxaa ku soo baxay Senator Cismaan  leylo Axmed Ismaaciil, kadib markii uu u tanaasulay musharax Maxamed Maxamuud Cabdi.

Waxaa sidaas kursiga Shanaad ee doorahada Aqalka sare ee Somaliland ku soo baxay  leylo Axmed Ismaaciil.

Goobjoog News