U bood dhigaalka

Magacyada Iyo Liiska 69-ka Xildhibaan Ee Koonfur Galbeed Oo Dhameystiran

Sheeko:Dalka

Maamulka Koonfur Galbeed  ayaa isniintii soo afjaray doorashada Xildhibaannada aqalka hoose, 69 xildhibaan ayaa lagu doortay Baydhabo.

Koonfur Galbeed waxaa maamulkii 2aad ee soo afjara doorashada aqalka hoose, Jubbaland ayaa horay November 23-keedii u soo gabagabeysan doorashada aqalka hoose.

Hadaba halkan ka akhriso Liiska iyo magacyada Xildhibaannada oo dhameystiran:kiikkk

Xogtan waxaa leh, Goobjoog News, Lama xigan karo, Ogolaashiyo la’aan.

Goobjoog News