U bood dhigaalka

Liiska Odayaasha Dhaqanka Ee Soo Xuli Doona Xildhibaannada Baarlamaanka Soo Socda (Akhriso)

Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa lasoo saaray Liiska ay ku qoran yihiin Odayaasha dhaqanka ee ka kooban 135 islamarkaana soo xuli lahaa xildhibaannada baarlamaanka cusub ee soo socda.

Odayaashan ayaa ah kuwii horay usoo xulay xildhibaannada baarlamaanka Federaalka ee hadda jooga, waxaana lasoo buuxiyey oo kaliya xubnihii geeriyooday.

Waxgaradkan ayaa keeni doona xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Federaalka, wallow soo xulista Halkii Xildhibaan ay ka qeybqaadan doonaan 50 Oday dhaqameed.

001

002

003

004

005

Goobjoog News