U bood dhigaalka

Lix Kamid Ah Kuraasta Aqalka Sare Somaliland Oo Maanta La Dooranayo

Sheeko:Amniga

Waxaa maanta o Arbaca ah magaalada Muqdisho lagu dooranaya Lix kursi oo ka mid ah 11-ka kursi ee Aqalka sare Somaliland ay ku leedahay.

Musharixiintaan ayaa gaaraya illa iyo 13 Musharax kuwaas oo dhamaantood ku tartamaya 6 kursi ayaa doorashadooda lagu wada in ay ka dhacdo Teendha ku taalla xarunta tababarka ciidamada Cirka Soomaaliya ee Afisyooni.

Hoos ka akhriso liiska Musharixiinta Maanta la dooranayo