U bood dhigaalka

Lix Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Kismaayo

Sheeko:Amniga

Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka Jubbaland saaka ka bilaabmaya doorashada.

Kuraasta maanta doorashadooda Kismaayo lagu qabanayo ayaa gaaraya illa iyo lix kursi kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.

Lixda kursi ee maanta la dooranaya ayaa kala Hop#107, Hop#114, Hop#120, Hop#111  Hop#028  iyo  Hop#093.