U bood dhigaalka

Maamulka Jubba oo ku dhawaaqay garsoorka maamulkaasi

Sheeko:Dalka

KismaayoMaanta magaalada Kismaayo waxaa lagu qabtay xaflad balaaran oo lagu soo bandhigey garsoor uu maamulkaasi yeelanayo, waxaana lagu dhawaaqay maxkamadda ciidamada, maxkamaddaha heerka gobol iyo kuwa degmo iyo waliba maxkamadda rafcaanka.

Hoos waxaad ka akhrisan kartaan magacyada mas’uuliyiinta look ala magacaabay xilalka kala duwan. Wasiirka garsoorka maamulka Maxamed Cabdi Maxamed ayaa ku dhawaaqay magacyada garsoorayaasha iyo xubnaha kale

Maxkamada Ciidamada

  1. Sheekh Xasan Ibraahim Isxaaq: Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Jubbaland
  2. Cabdulqaadir Daahir Afrax:Xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada
  3. Bashiir maxamuud Xareed:Garsoore maxkamada Ciidamada
  4. Maxamed Cabdi Buule: Garsoore maxkamada ciidamada
  5. Maxamuud Daahir Geesood:Garsoore maxkamada ciidamada
  6. Cabdulaahi Cismaan Qaboobe: Garsoore maxkamada ciidamada
  7. Ismaaciil Keerow Cabdi: Garsoore maxkamada ciidamada
  8. Cabdiqaadir Maxamed Yuusuf:Kaaliyaha xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada

   Maxakamada Racfaanka Gobolka Jubbada Hoose

  1. Sheekh Cabdishakuur Ibraahim Cabdi: Gudoomiye
  2. Maxamed Cabdi Daahir;Garsoore
  3. Sheekh Nuur Sheekh Cismaan:Garsoore
  4. Maxamed Siiraad Sheekh Cumar: Garsoore
  5. Cabdiraxmaan xaashi Xasan: Kaaliye
  6. Xasan Cismaan Xuseen:Gaarsiiye
  7. Xafso Sheekh Maxamad:Nadiifiso

Maxkamada Gobolka Jubbada Hoose

  1. Axmednuur Cabdulaahi Bile : Gudoomiye
  2. Ibraahim Bile Maxamed:Garsoore
  3. Axmednuur Macalin  Cabdule : Garsoore
  4. Cabdiqafaar Xuseen Isaaq : Garsoore
  5. Cabdiwali daahir Shidane : Kaaliye
  6. Shukri Sheekh Yuusuf : Nadiifiso

 Maxkamada Degmada Kismaayo

  1. Sheekh Axmed mahad : Gudoomiye
  2. Sheekh Xasan Cali Isaaq : Garsoore
  3. Cabdiqaadir Maxamed Cabdiraxmaan : Garsoore
  4. Cali Cabdulaahi Xuseen : Garsoore
  5. Axmed Jaamac Maxamuud : Kaaliye
  6. Ruqiya Nuunow : Nadiifiso

Xafiiska xeer ilaalinta Gobolka

  1. Cabdicasiis Maxamed Yuusuf : Xeer ilaaliyaha gobolka
  2. Sheekh Cabdirisaaq xasan Biixi : Xeer ilaaliye
  3. Maxamed Khaliif Xasan : Xeer ilaaliye
  4. Cabdul Maxamed Buuraale : Xeer ilaaliye

 Goobjoog News