Maamulka Jubba Oo Sheegay In Tallaabo Adag Laga Qaadayo Qofkii Jabiya Amar Ay Kasoo Saareen Dhulalka (Dhageyso)

Maamulka KMG ee Jubba ayaa sheegay in tallaab adag ay ka qaadi doonaan cid walba oo isku dayda in ay ku xadgudubto amar ay kasoo saareen dhanka dulalka.

Guddoomiyaha gobalka Jubbada Hoose ee Maamulka KMG Jubba Cabdirashiid Gooni ayaa sheegay inuu jiro amar laga soo saaray dhulka oo aysan jirin cid ku xad-gudbi karta, sidoo kale ay uga digayaan dadka in amarkaasi ay ka madax adeegeen.

Xeer ilaalinta gobalka iyo hay’adaha amniga ee maamulka Jubba ayuu faray in cid walba oo madax adeegta ay tallaabo ka qaadaan.

Uljeedka hadalkiisaan ayuu ku sheegay in uu ku doonayo sidii ay u kala saari lahaayeen dad uu sheegay in shacabka ay doonayaan inay usoo shaqo tagaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW