U bood dhigaalka

Maamulka Jubbaland Oo Dowladda Ugu Baaqay In La Baaro Dilkii Wasiir Siraaji

Sheeko:Dalka

Maamulka Jubbaland ayaa qoraal uu soo saaray ku cambaareeyey dilkii habeenkii xalay ahaa magaalada Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee wasiirkii wasaaradda howlaha guud iyo guryeenta Cabaas C/laahi Siraaji.

Waxa uu maamulka Jubbaland ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya in baaritaan baahsan oo dhab ah ka sameyso arrinta la xiriirta dilkaasi.

Qoraalka uu soo saaray maamulka Jubbaland hoos ka akhriso:

 

Jubbaland-11