U bood dhigaalka

Maamulka Jubbaland oo Eedeyn u Jeediyey DF Xili Madoobe Ku Sugan Yahay Muqdisho

Sheeko:Amniga

Maamulka Gobolka Gedo ee Jubbaland u magaacaban ayaa eedeen u jeediyey Villa Somaliya iyo Hey’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Nisa oo ku aadan arrimaha gobolka Gedo, eedeentaan ayaa waxaa ay kusoo aadaysaa iyadoo madaxweynaha maamulka Jubbaland uu ku sugan yahay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Halkaan ka Akhriso:

Goobjoog News