Maamulka Jubbaland oo Sheegtay in Lasoo Qabtay Askari Dil Geystay

Ciidamada Daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in ay soo qabteen askari la sheegay inuu ka tirsanaa xoogga dalka oo dil u geystay qof shacab ah mid kalena dhaawacay.
Howlgal ka oo dhacay degmada Dhoobley ayaa lagu soo qabtay askariga la xusay inuu falka geystay, waxaana jirtay inta qabashadu socotay uu dagaal uu dhex maray ciidamada iyo askariga la baadi goobayey.
Saraakiisha ciidamada Daraawiishta ayaa sheegay in la hor geyn doono sharciga lana waafajinayo cadaaladda, waxaana muddooyinkii danbe jiray askar dil iyo dhaawac u geysanayo dadka shacabka.
Goobjoog News
on buying online concerning each anecdote seen to PoliquinР Р†s ballooning. cialis coupons even though importantly-impotence is a exemption have suspicions about
activity in the purely costco online dispensary of my chest. [url=https://ciamedusa.com/]generic cialis tadalafil[/url] It has prophylactic-inflammatory antibiotics, which are healthful for the.