U bood dhigaalka

Maamulka Kaxda "Isbedal iyo horumar ayaa laga dareemayaa degmada" (Dhageyso)

Sheeko:Dalka

Maamulka Degmada Kaxda ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in   Degmada ay ka soo kabanayso adeegyada Bulshada oo markii hore baahi u qabeen Dadka Degmadaasi ku nool.

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Kaxda Cabdinaasir Xasan Cali ayaa sheegay in Degmada ay ka socdaan qorshe dib loogu soo kabayo adeegyada muhiimka ah.

Dhismahii ka socday Degmada ee dhinaca Wadoyinka waxa uu tilmaamay Gudoomiye ku xigeenka in meel wanaagsan ay marayaan.

Waxa uu sheegay sidoo kale Gudoomiye ku xigeenka in hadda amniga guud ee degmadaasi la’isku haleyn karo, dhanka kalena dhawaan la dhisi doono xarumihii waxbarashada, saldhigii, wadooyinkana dhismahooda uu socdo.

Halkaan hoose ka dhageyso.

Goobjoog News