U bood dhigaalka

Maamulka Madoobe Nuunoow iyo Xildhibaano heshiis ku gaaray Baydhaba (Dhageyso)

Sheeko:Dalka

Muddo ka dhan Todoba maalin ayaa la sheegay in magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay uu ka soconaayay kulamo u dhaxeeyay maamulka Madoobe iyo Xildhibaano ka socda Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa lasoo saaray heshiis la sheegay in la wada gaaray, kaa oo ku aadan arimaha siyaasadeed ee Muranka maamulka Koonfur Galbeed ku aadan.

Halkaan hoose ka akhriso Qodobada lagu heshiiyay.

Wareegto

Halkaan hoose ka dhageyso Warkaan oo maqal ah.

Goobjoog News.