U bood dhigaalka

Maamulka Puntland Oo Amar Dul Dhigay Gaadiidleyda Gobalka Sanaag

Sheeko:Amniga
Puntland ayaa gobolka Sanaag ka mamnuucday in ay ku safraan baabuurta aan wadan taarikada dowlad gobaleedka Puntland.
Amar ka soo baxay Gudoomiyaha gobalka Sanaag ayaa lagu faray in aan gaadiidleyda gobalkaasi aan laga aqbali doonin in ay gudaha deeganada gobalkaas aan lagu dhex wadan karin gaari aan laheyn Taarikada Puntland .
Waxaa sidoo kale warqadda ka soo baxday xafiiska gudoomiyaha Gobalka Sanaag lagu wargeliyay in dadka degan degmada Badhan ay 15-ka bisha ay bilaabmi doonto Canshuurta dowladda hoose ee degmada Badhan .
Hoos Ka Akhriso Qoraalka Ka Soo Baxay Xafiiska Gudoomiyaha Badhan
No photo description available.