U bood dhigaalka

Maamulka TRUST AFRICAN BANK Oo Tacsi U Diraya Aasaasihii Xawilaada Hodan Gobolal Oo Geeriyooday

Sheeko:Dalka

Marxuum Ganacsade Abdulahi Jamac Suuley oo ahaa aas aasayaashii shirkada Xawilaada Hodan gobolal oo waqtiyadii u dambeeyay xanuunsanayay ayaa shalay taarikhdu ahayd 21/05/2017  ku geeeiyooday magalada Nayroobi ee dalkaasi Kenya oo uu daganaa,

Waxa uu ahaa Gudoomiyaha Shirkadda Hodan Global oo ahaa xawilaadiihii ugu horeeyay ee laga hirgaliyo dibada iyo gudaha Somalia, Xawilaada Hodan gobolobal ayaa hanti badan ku leh dunida daafaheeda, Gudoomiye Abdullahi Suuley ayaa xanuunsaday sanadkii hore iyadoo xanuunkiisa kadib uu isbadal ku dhacay shirkada oo hada yeelatay maaamul cusub.

INAA LILAAH WA INAA ILAAHI RAAJICUUN

Maamulka TRUST AFRICAN BANK