Macallin Aweys Aar “Som United Waxaan Ugu Mahadcelinaynaa Garab Istaagooda Wanaagsan ”

Kooxda Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa maaliyadaha lagu sameeyo tababarka ku wareejisay Akadeemiyada Itaal FC ee ka dhisan magaalada Muqdisho,mana ah markii kowaad ay Som United qalab isboorti ku wareejiso da’yarta Itaal FC,waxayna madaxda Som United balanqaadeen in ay garab istaagayaan horomarka dhallinyarada Itaal FC. Maamulaha ahna aas … Continue reading Macallin Aweys Aar “Som United Waxaan Ugu Mahadcelinaynaa Garab Istaagooda Wanaagsan ”