Macallin Aweys Aar “Xiriirka Kubadcag Yaraha Soomaaliya Waan Kaga Mahadcelinaynaa Dhiirigelinta Ay Noo Sameeyeen”

Macallin Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) oo Muqdisho ka aas aasay kooxda Itaal Football Club ayaa u mahadceliyay madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadcag yaraha dhiirigelinta wanaagsan ay u sameeyeen da’yarat Itaal Football Club, wuxuuna sheegay in ay muhiim tahay horomarinta iyo guulaha da’yarta kooxda kubbadda cagta Itaal. “Waan u mahadcelinaynaa madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadcag … Continue reading Macallin Aweys Aar “Xiriirka Kubadcag Yaraha Soomaaliya Waan Kaga Mahadcelinaynaa Dhiirigelinta Ay Noo Sameeyeen”