U bood dhigaalka

Madasha Badbaado Qaran Oo Baaq Ka Dhan Ah Farmaajo U Diray Beesha Caalamka

Sheeko:Amniga

Madasha Badbaado Qaran oo maalma ka hor maaalada Muqdisho looga dhawaaqay ayaa war murtiyeed dheer waxa ay u direen beesha caalamka .

Golaha oo ay ku mideysan yihiin Midawga Musharixiinta , Madaxda maamulada Jubbaland , Puntland iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare .

Qoraalka ay soo saareen Madasha ayaa waxa ay Beeshaa caalamka ugu sheegeen in Farmaajo uu ku fashilmay sidii dalka uu doorasho uga qaban lahaa.

Warka ka soo baxay Madasha Badaado Qaran ayaa sidoo kale sheegay in Farmaajo uu dagaal ka abuurayo Gobalka Gedo , oo maalma ka hor uu ciidama geeyay .

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Ka Soo Baxay Madasha Badbaado Qaran