U bood dhigaalka

Madasha Badbaado Qaran Oo Sheegtay In Aysan Aqbali Doonin Muddo Kordhin Baarlamaanku Uu Sameeyo

Sheeko:Amniga
Madasha Badbaado Qaran oo sheegtay in aaney gacmaha ka laaban doonin muddo kordhin lagu carqaladeynayo doorashada, waxayna ka hor yimaadeen is hor istaagga xildhibaanada.
War-saxaafadeed ka soo baxay Madasha ayaa lagu sheegay sidoo kale in dhibaatada Amni ee soo gaarta Xildhibaanada Baarlamaanka laga mamnuucay in uu qaadanayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal.
Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeedka Madasha Badbaado Qaran