U bood dhigaalka

Madaxaaweynaha Somaliland oo Gaaray Jabuti.

Sheeko:Amniga

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo lagu soo dhoweeyey madaarka Caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti.

Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey wasiirka Wasaaradda Biyaha, Beeraha, Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga ee Jabuuti Mudane Maxamed Axmed Cawaale (Maxamed Soomaali) oo ay wehelinayaan masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan dalka Jabuuti iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti.

Muuse Biixi ayaa inta uu jabuti ku sugan yahay waxa uu kulama la qaadan doonaa madaxda kala duwan ee dowladda Jabuti, isagoo kala hadli doona xoojinta xiriirka Somaliland ay la leedahay Jabuti .

G