U bood dhigaalka

Madaxda Dowlad Gobaleedyada Oo Lagu Amray In Muqdisho Ku Sugnaadan Inta Xal laga Gaarayo

Sheeko:Amniga

Saafaradda mareykanka ee Soomaaliya ayaa Madaxda Maamul gobaleedyada dalka ku amray in ay Muqdisho ku nagaadaan inta laga heshiinayo.

Qoraalka ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ayaa lagu yiri “Dadka Soomaaliyeed waxay doonayaan in doorasho dhacdo hadda.

Deni
Madoobe
Qoorqoor
Guudlaawe
Laftagareen

Waa inaad Muqdisho joogtaan illaa heshiis doorasho la gaaro. Fashilku ma aha jid kale oo furan.”